Mr. Mohamed Ahmed
12360303.jpg
Mohamed Ahmed

Hi,

My name is Mr. Mohamed Ahmed. I am from Somalia. I came to the U.S.A in 03/15/95 as an Asylum Seeker. I am proficient in Somali, Arabic and English languages. I have been working at Lyndale School since 9/25/95 as a Bilingual Program Aide. I mainly work with Somali ELL students in High 5-5th grade, teaching them Math and Reading under the supervision and instruction of the classroom teacher. I also work as a liaison between the families, students and the school staff  and provide all required services in both oral/written formats, interperating or translating.

Having an immense experience, skills and knowledge in my native culture, and being aware of the cultural differences, I at times provide relevant information about the Somali culture to the staff, as I also continously advise Somali parents and students to learn the cultures of other communities and to interact with them with respect, confidence and trust for a diverse community to thrive at Lyndale school.

I could be contacted at mohamed.ahmed@mpls.k12.mn.us or call (612) 668-4000.

 

Salaamu Calaykom.

Magacaygu waa Maxamed Axmed.Waxaan ahay Soomaali.Waxaan Dalkan imi 03/15/95 aniga oo magan gelyo doon ah. Waxaan aqoon u leeyahay luqadaha Soomaaliga, Carabiga,iyo ingriisiga.Waxaan shaqada Dugsiga Lyndale bilaabay 9/25/95 waxaana ahay kaaliye macallin.Waxaan wax baraa ardayda Soomaaliyed oo heerka aqoontodu ka hoosayso fasalkooda (H5-5th grade).Waxaan baraa akhriska iyo xisaabta iyadoo aan fulinayo qorshe uu dejiyo macallinka fasalku. Waxaan u kala turjumaanaya soomalida iyo shaqaalaha iyo maamulka.

Aniga oo aqoon u leh dhaqanka Soomaaliyeed,arkana kala duwanaanshaha dhaqamada ayaan mar-mar la socodsiiya shaqaalaha dhaqamada soomaliyeed,isla markaas  waxaan ardayda iyo waalidiinta soomaaliyeed kula taliya barashada dhaqamada bulshooyinka kale ayna kula dhaqmaan xishmad,taas oo keentay in ay ka abuuranto dugsiga Lyndale bulsho si fiican u wada dhaqma.

Waxaa laygala soo xiriiri kara.. mohamed.ahmed@mpls.k12.mn.us